DAAWO: Yurub Geenyo Oo Sheegtay In Uu Nimcaan Hilaac Ku Sameeye Arin Fool Xun…

Fanaanada caanka ah Yurub Geenyo ayaa markii ugu horeysay Shaacisay dhacdo xanuun badan oo ay kala kulantay Xidiga da’da yar ee Reer Boorama Nimcaan C/raxmaan Hilaac.

Yurub Geenyo ayaa sicad u sheegtay in Nimcaan ay Jeceyl dhab ah u qaaday iyadoo intaa raacisay in Nolasheeda ay u Hibeysay Balse waxa ay sheegtay in uu ku Sameeye Arin fool Xun markii Uurka ilmo yar oo Caloosha ku jiray… Halkaan hoose ka Daawo muuqaal dhameestiran.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *