Subxanallah : Gabar Sheegtay nin Walboo Shukaansado doonaayo inuu Qaawiyo Jirkeeda dhan

Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Gabar somaliyed ayaa talo soo weydiisay Barnaajika ila tali ee ka baxa Tv-ga universal iyadoo gabadhaas sheegtay arrin ka nixisay dadkii daawanayay Tv-ga,

Gabadhana ayaa sheegtay in Nin ay isla Socdeen isku galmoodeen kadibna ku inkiray Uurkii u yeelay iyadoo Sheegtay in hadda Ninkaas hada rabo inuu Guursado Walaasheed iyada ka yar,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *